Somalia oo ka qeyb galaysa shirka caalamiga ah ee dalalka ku bahoobay ururka IORA (Sawirro)

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, oo uu wehlinayo Danjiraha JFS ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir, ayaa ka qeyb galaya shirkii 22-aad ee Golaha Wasiirada ee Ururka Badweynta Hindiya (IORA) oo ka dhacay magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh. Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa waxaa … Continue reading Somalia oo ka qeyb galaysa shirka caalamiga ah ee dalalka ku bahoobay ururka IORA (Sawirro)